Madaxweyne Farmaajo oo loogu baaqay in la bedelo Taliska Nabad Sugida

Hoggaamiyaha Xisbiga Wadajir C/raxmaan C/shakuur oo maanta Warbaahinta kula hadlay magaalada Muqdisho ayaa ka hadlay arimo dhoor ah oo kamid tahay heshiiskii dhawaan laga gaaray Doorashada. Cabdiraxmaan Cabdishakuur ayaa soo dhaweeyay heshiiska laga gaaray doorashada, waxa uuna dalbaday in la cadeeyo labada deegaan ee ay ka dhaceyso doorashada sidoo kale la caddeeyo qorshaha doorashada ee November … Continue reading Madaxweyne Farmaajo oo loogu baaqay in la bedelo Taliska Nabad Sugida